Degaano ka tirsan Sh/hoose oo cirka laga duqeeyey & faahfaahino ka soo baxaya

Duqeyn dhinaca cirka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacday degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose oo ay maamulaan kooxda Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya in duqeymahan ay ka dhaceen inta u dhexeysa degmada Sablaale iyo degaanka Ambareso oo ku dhow Baraawe. Goob joogayaal ayaa ku waramaya in weerarkan lala beegsaday fariisimo iyo goobo kale oo … Continue reading Degaano ka tirsan Sh/hoose oo cirka laga duqeeyey & faahfaahino ka soo baxaya